Sidee Boos Looga Xajistaa Galileo GDS? Maqaal Galileo

Sidee Boos Looga Xajistaa Galileo GDS
Si aad boos uga xajisato diyaarada ama ( Reservation) kaga sameysato diyaarad adigoo adeegsanaya Galileo GDS waxad u baahan tahay inad garaneyso code-ka magaalada laga baxayo, code-ka diyaarada la raacayo iyo taariikhda labaxyo, hadii aadan codes-ka magaalooyinka garaneyn waxad u baahan tahay inad aqoon u leedahay qaacidooyin-ka lagu soo saarto codes-ka sida. Guji Halkan


Encoding and Decoding (ubedel magac code ama code u bedel magac).


Encoding iyo Decoding waxaa loo qeybiyaa ilaa sedex, balse 2bo ayaa ugu muhiimsan, 2bada waa. 

1. City Encode iyo City Decode( oo ah Marna Magaca magaalada ayaad heystaa oo code-ka ayaad raadineysaa, Marna Code-ka magaalada ayad heysataa oo Macaga magaalada ayaad raadineysaa. 

2. Airline Encode iyo Airline Decode( oo iyadana lamacno ah Marna magaca diyaarada ayaad garaneysaa oo code-keeda ayaad baareysaa, marna code-ka ayad heysataa oo magaca ayaad baareysaa. 

Marka aad soo saarato codes-ka magaalooyinka iyo codes-ka diyaaradaha ayaa waxad u gudbeysaa wejiga labaad ee ah qiimeyn sameynta oo iyadana sedex weji ah. 


Daawo Cashar-kan


 


Sidee loosoo saartaa codes-ka magaalooyinka iyo diyaaradaha iyadoo la adeegsanaayo Galileo GDS? 


Tusaale: Mogadisho to Istanbul 

Diyaarad Turkish Airlines. 

Waxan ka bilaaweynaa City decode( city decode waxa la adeegsadaa marka aad garaneyso Magaca Magaalada oo aad raadineyso Code-ka magaalada ) 


Si aad u soo hesho code-ka adeegso qaacidadan 

City Encode

---------------

>.CE Mogadisho  =  MGQ

>.CE Istanbul                  =  IST 

" oo macnaheedu yahay code-ka magaalada iisoo saar" 

City Decode

---------------

>;.CD MGQ      = MOGADISHU 

>.CD IST          = ISTANBUL 

"oo macnaheedu yahay magaca code-kan iisoo saar"

Airline Encode

------------------

>.AE Turkish Airline  = TK 

"oo macnaheedu yahay code-ka diyaarada iisoo saar" 

Airline Decode

------------------

>.AD TK      = Turkish Airlines 

"oo macnaheedu yahay magaca code-kan iisoo saar" 


Qiimeyn Sameyn Galileo GDS, Si aad u sameyso qiimey sedexdan weji ayaa is raacaya. 

1. Availability ( oo ah mabanan tahay diyaarada)

2. Seat Selection ( kursiga banan qabso)

3. Quotation (qiimee hada) 


Sidee loo qoraa availability 

A25JULMGQIST*TK (qaacidada sidaan ayaad usoo qaadaneyso wax space ah uma dhexeysiineysid macna ahaan waa ii eeg taariikhdan inay banantahay diyaarada) 


Sidee loo qoraa seat selection 

N1L1(or N1L1L2) oo macneheedu yhy ii qabo xarafka L iigana qabo 1 hal boos leenka 1

ama Leenka 1aad iyo leenka 2aad. 


Qiimeen 

FQBB:USD (marka uu adult yahay 'qof ween yahya')

FQBB*C05:USD/ACC (Marka uu child yahay 'qof 2 bo sano ilaa 12 u dhexeyo yahay') 

FQBB*INF:USD/ACC (Marka uu child yahay 'qof hal maalin ilaa 2 sano u dhexeyo yahay')


4 Comments

  1. Masha allah Walal waa maqaal fiican ee soo badi maqaaladan, soo dhameystir wan ka faa iideysaney inbadan.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Mahadsanid, waan kusoo dadaalayaa inaan soo kordhiyo

      Delete
  2. The topics you uave covered are all interesting and I really appreciate.

    ReplyDelete

Post a Comment

Previous Post Next Post

Cookies Consent

This website uses cookies to offer you a better Browsing Experience. By using our website, You agree to the use of Cookies

Learn More