hadaba Si aad usoo saarato reservation hore u sameysnaa waxad isticmaaleysaa 2bo hab ee sifiican kaga bogo xaga hoose.
Habka 1aad:
>*-LAST NAME
kadib magacyo ayaa kuusoo baxayo, magacyada kuusoo baxay midka aad dooneysey number-ka uu kujiro ayaad dalbaneysaa.kadib sawirkan hoose ayaa kuusoo baxayso
TUSAALE :
>*-SAHAL
Tusaale ahaan : wuxuu ku jiraa number-ka 3 xaad, waxad qoreysaa sidan>*3 kadibna enter ayaad taabaneysaa.
shaxda oo dhameystir halkan hoose kaga bogo.
Habka 2aad:
>*PNR
Tusaale:>*814TN5
habkan waa uu ka fudud yahay habkii hore, sababtoo ah islamarkiiba waxaa kuusoo baxayo reservation-kii oo maba kaaga baahna inad waxkale sameyso.
Sidee Ayaa Loo Qeybiyaa Reservation Jira(How to Split or Divide an existing Reservations).
si aad u qeybiso reservations jirey waxaa marka 1aad lagaaga baahan yahay inaad soo saarato ama soo furto reservation-ka aad dooneyso inad qeybiso ama split gareyso, adigoo isticmalaya wadiiqooyinkii aan kore kusoo sharaxney, marka aad soo saarato reservation-ka waxaad sameyn doontaa sida hoose ku xusan.
Tusaale waad soo saaratey
Tusaale ahaan waxan rabnaa inan u qeybino 2bo qof iyo 4 qof, sidan.
sidaan camal waxan rabnaa inan is raacsiino maamada iyo geberta waa number-ka 1aad iyo number-ka 5aad, sidan ayaan sameyneynaa.
kadib commands-kan ayaan raacsiineynaa
>R.P>R.P+ER
kadib marka aan dhameystirno sidan ayaa soo bexeyso
halka aan ku calaamadiyey falaaraha waxan ka wadaa pnr-ka kale ayaa ku jiro. sawirkan waa 4 qof sifiican u eeg, inta aanan kala qeybin wuxuu ahaa 6 qof, sawirkan midka ka sareeyo eeg.
si aan usoo furano pnr-ka kale waxad copy gareysaneysaa pnr-ka cusub ee falaarta kuu tilmaamey ee ka ah 81W9DC, kadibna sidii caadiga eheed waad soo furaneysaa oo waad u daabeceysaa macmiilka ama whatsapp ayaad ugu direysaa.
Sidee ayaa loo cancel gareeyaa reservation jirey oo aadan u baahneyn(How to cancel an existing PNR?)
>XI
>R.P+ER
Mash allh cilmiga allh ku barakeeyo 🤲
ReplyDeleteM.a wax badan ayaan ka faiday shaqo wacan
ReplyDeleteM.allah ustad shaqa wacana hesa allaha kula garab galo
ReplyDeletePost a Comment